Gudoomiyihii Gobolka Mudug Axmed Muuse Nuur iyo saddex ilaaladiisa ah ayaa ku dhintay magaalada Gaalkacyo kadib Markii qarax lala beegsaday.
Wararka Naga soo gaaray Magaalada Gaalkacyo ayaa sheegay Qaraxa lagu dilay Gudoomiyaha iyo ilaaladiisa inay ka dhacay xarunta Gobolka Mudug qaybta Puntland.
Madaxwaynaha Puntland Siciid cabdulaahi Deni oo marar Baday sheegay inuu amniga wax kaqabanayo ayaa hada ah mid ku fashilmay Balanqaadkiiisii.
Leave a Reply