
Madaxweynaha Maamulka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ka hadlay Amniga Guud ee Puntland, Qorsheeyaasha dhinaca Amniga ee socda, wuxuuna ka tacsiyeeyay geerida alle ha u naxariistee Guddoomiyihii Gobolka Mudug Axmed Muuse Nuur oo maanta arxan laawayaasha ah cadowga ummada Soomaaliyeed ay ku dileen Gaalkacayo.
Leave a Reply