
Wasiir ku xigeenka wasaaradda arrimaha gudaha ee Jubbaland Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen ayaa wareegto uu soo saaray ku magacaabay Guddoomiyaha gobolka Gedo iyo labadiisa kuxigeen.

Wasiir ku xigeenka wasaarada Arimah gudaha Jubbaland ayaa dhawaan kasoo goostay Maamulka Jubbaland Waxuuna shir ku qabtay Magaalada Muqdisho.
Leave a Reply