
Maamulka Soomaliland ayaa shaaciyey maanta inuu Qofkii 11aad uu u geeriyooda Cudarka Dilaaga ah ee Covid19.
Agaasimaha Guud wasaarada horumarinta caafimaadka Soomaliland Dr Maxamed Cabdi Xargeeye oo warbaahinta kuala hadlay Magaalada Hargaysa ayaa sheegay inay dad gaaraya 11 Qof ay u geeriyoodeen Cudurka Covid19.
Leave a Reply