Wararka Naga soo gaaray Degmada Buurdhuubo ee Gobolka Gedo ayaa sheegaya Argagixisada Shabaab ay isku dayeen iney kasoo gudbaan Buundada degmada burdhuubo si ay u weeraraan Magalada.
Ciidamada xooga Dalka ee sugan Degmada Buurdhuubo ayaa kawar helay weerarka Alshaab waxaana looga hortagay Alshabaab Duleedka dagmada waxaana halkaas ka bilowday dagaal kaas oo aan la ogayn qasaaraha uu gaystay.
Wararkeena dambe kala soda warar Dheeraad ah.
Leave a Reply