Gollaha Xildhibaanada ee deegaanka Soomaalida oo kulan ku yeeshay xaruntooda Magaalada Jigjiga ayaa xasaanada Xildhibaano ka qaaday 12 Xildhibaan kuwaas oo lagu eedeeyey inay ku kaceen anshax xumo, musuqmaasuq iyo rabshada.
Xildhibaanada Xilka laga qaaday waxay kaliyihiin
Maxamed Axmed Layli
Axmed Aadan axmed
C Waali Axmed Faarax
Mahad Xasan Maxamed
Shaafi Cashiir
Nadiir Yuusuf Aadan
C risaaq C Laahi Belyi
Yuusuf culmi isaaq
Axmed xasan nuur
Yuusuf axmed xirsi
Nimcaan claahi xamare
C raxmaan curaagte
Leave a Reply