Laga soo bilaabo maamulkii hore Puntland ee uu hogaaminaayey Cabdiwali Gaas ilaa Kan hada ee Madaxwayne Deni waxaa Puntland ka jiray Khilaaf u dhexeeya Madaxda Puntland iyo Dowlada Soomaliya.
Halkaan waxaan idinku haynaa warbixin ka hadlaysa waxa uu kusalaysan Yahay Khilaafka ka jira Puntland, eedaha loo jeedinayo dowlada Federaalka ah ee Soomaliya iyo waxa ku dhacay kaalintii isimada iyo Bulshada Puntland.
Leave a Reply