Madaxwaynaha Maamulka Puntland Mudane Siciid C/laahi Dani Ayaa Qasriga Madaxtooyada Puntland ku Dhaariyey Golihiisi Wasiirada ee uu Dhawaan Soo Magacaabay.
Golahan wasiirada ee Cusub ayaa waxaa ka hor yimid Magacaabistooda Madaxwayne kuxigeenka Puntland Axmed Cilmi Cusmaan “karaash” isagoo sheegay inaan lagala tashin isbadka lagu sameeyey golaha wasiirada Puntland.
Leave a Reply