Sheekh Daahir Axmad Cabdullaahi oo kamid ahaa Saaxiibadii Axmed madoobe ee heshiiska Nairobi kula galay ayaa ka hadlay hadalkii ka soo yeeray Amb. Francisco Madeira.
Shiiq Daahir ayaa sheegay inuu marka hore ka xun yahay sida asaga iyo ragii saxiixay heshiiskii Nairobi loogu shabadeeyey Beel.
Leave a Reply