
Madaxweynaha dowlad-goboleedka Hirshabeelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa magacaabay Guddiga Wasaaradaha ee Mashaariicda Xalalka Waara.
Wareegto kasoo baxdey xafiiska Madaxweyne Waare ayaa lagu sheegay in Guddigaan oo ka kooban 9 Xubnood ay u xilsaaranyihiin isku dubaridka iyo mashaariicda xalalka waara, taasi oo qeyb ka ah Xal u helida Biyaha Had iyo jeer ku fataha Magaalada Beledweyne iyo Guud ahaan deegaanada Hirshabelle.

Leave a Reply