Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye “Qoorqoor” oo waheliyo Lataliyihiisa Gaarka ah ayaa xariga kajarey xarunta Karaantiilka Dadka qaba Caabuqa #COVID19 Ee degmada Cadaado.
Madaxweynaha Galmudug ayaa bulshada Cadaado ugu baaqay in guryahooda aay joogan waxa uu sidoo kale dowlada faderaalka ee soomalia ka codsaday in deegaanada Galmudug loo soo dhameystiro Qalabka Caafimaadka.
Leave a Reply