Taliyaha CXDS General Odawaa Yuusuf Raage oo caawa shir jara’id ku qabtay xarunta taliska guutada13-aad ee Cadaado oo ka tirsan qaybta 21aad ayaa sheegay in ciidanka xoogga dalku aysan wax lug ah ku lahayn dhacdadi dadka lagu laayey ee Gololey, hase haatee uu talisku wado baaritaan iyo hawlgal dhacdadaasi ku aadan.
Leave a Reply