Maamulka iyo Bulshada Degmada Balanbale ee gobolka Galgaduud ayaa kulan ay yeesheen waxay war saxaafadeed kasoo saaren hadalo aan wanagsanayn oo Wasiirka qorshayanta Galmudug Cabdinaasir Geelle ka sheegay Magaalada Guriweel.
Wasiirka Qorshanta Galmudug Cabdinaasir Geele uu Magaalada Guriceel ka sheegay hadalo aan munaasib ahayn oo Qab yaaladeysan waxuuna ka reebay Degmada Balanbale ee Gobolka galgaduud mashaariic ay maan galinayso Midowga Yurub oo laga hirgalinayo Magaalooyinka Galmudug.
Leave a Reply