Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdulaahi Deni iyo Ku-xigeenkiisa Axmed Elmi osman Karaash ayaa ka heshiiyey khilaaf soo kala dhexgalay kaas oo qalalaaso Siyaasadeed ka abuuray Puntland.
Heshiiskaan ayaa yimid kadib dhex dhexaadin ay sameeyeen Isimada dhaqanka Iyo Waxgaradka Puntland.
Leave a Reply