Banaanbax lagu Tagerayay Hadalkii madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya uu ka Jediyaay Furitanka kalfadhiga 7-aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee ahaa in Doorasho cod iyo Qof laa qabanayo ayaa waxaa soo dhaweeyay Shacabka iyo mamulka Degmada Doolow ee Gobalka Gedo Boqolal shacab oo ka kala yimid Xafadaha Degmada Dolow Somali ayaa waxaay socod dheer ku mareen Magalada.
Leave a Reply