Puntland ayaa is-hortaag ku samaysay bannaanbax saaka la filayey in uu ka dhaco magaalada Boosaaso ee Xarunta Gaobolka Bari kaasi oo la sheegey in la doonayey in taageero loogu muujiyo madaxweynaha Soomaaliya Madaxmed Cabdulaahi Farmaajo.
Ciidamada Amniga Puntland ayaa is hor-istaaga ku sameeyay dad isku soo baxay oo doonayay inay ka sameeyaan Bartahamaha Magaalada Boosaaso.
Shalay ayey ahayd markii bannaanbax lagu taageerayo Madaxwaynaha Soomaaliya iyo Maqaamka Muqdisho uu ka dhacay Magaalada muqdisho ee Caasumada soomaliya.
Leave a Reply