Cabdi Xaashi oo kulan dag daga ugu baaqay Dowlada iyo Maamul goboleedyada

aqalka sare

Guddoonka aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya Cabdi Xaashi ayaa soo saaray war saxaafadeed ka soo baxay shirkii guddiga joogtada ee Golaha Aqalka sarre.

Waxaa war saxaafadeedkan aad loogaga hadlay doorashada dalka iyo khilaafka u dhaxeeyay DFS iyo qaar kamid ah dawlad goboleedyada xubnaha ka ah.

warsaxaafadeedka ayaa lagu xusay in qabashada doorashooyinka ay u baahan tahay wadatashi Deg-deg ah ay isugu yimaadaan dhammaan Madaxda Qaranka, dowlad goboleedyada iyo saamileyda siyaasadda ka hor 25 bishan June ee 2020.

Hoos ka akhriso war saxaafadeedkan oo dhammaystiran.

aqalkasare

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.