Daawo:Gudoomiya ku xigeenka 2aad aqalka sare oo eedeyn ujeediyay Gudoomiyaha Aqalka Sare.

mowliid

Gudoomiye Kuxigeenka Labaad ee Aqalka Sare Mowliid Xuseen Guhaad ayaa waxuu eedeyn u jeediyey Gudoonka Golaha Aqalka sare Cabdi xaashi isagoo sheegay inuu fowdaynayo doorashada Soomaaliya isagoo is hortaagay kulankii Aqalka Sarre.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.