Daawo:Gudoomiyihii hobyo oo qaylo dhaan ka keenay Maraakiib xaalufiyey Badii

hobyo

Gudoomiyihii Magaalada hobyo ayaa waxuu qaylo dhaan u diray Dowlada soomaliya iyo Maamulka Galmudug kadib markii Maraakiib Shisheeye ay xaalufiyeen xeebaha Gobolka Mudug gaar ahaan Magalada Hobyo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.