Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa Madaxtooyada Gaalkacyo kusoo dhaweeyay Madaxweynihii hore ee Puntland Prof. Cabdiwali Maxamed Cali Gaas.
Madaxweynaha Galmudug iyo Madaxweynihii hore ee Puntland ayaa iska xog wareystay xaaladaha guud ee dalka iyo tan gobolkaba.
Dhanka kale Cabdiwali Gaay ayaa Madaxwaynaha Galmudug kal hadlay arimaha Doorashada ee ay wado Gudoomiyaha gudiga Doorashada Xaliimo Ismaaciil Ibraahim (Xaliimo Yarey) kaas oo Gaas ku tilmaamay mid aan suurto gal ahayn.
Leave a Reply