Wasiirka warfaafinta Maamulka Puntland Cabdullaahi Cali Xirsi (Timacadde ) ayaa warbaahinta u akhriyey Go,aamo ka soo baxay shir looga Hadlayey Covid-19 kaas oo si xawliya ugu faafay deeganada Puntland waxaana la joojiyey Imtixaanadii Dugsiyada sida uu sheegay wasiirka warfaafinta Puntland.
Maamulka Puntland ayaa Munaasabadii Ciida Fitriga bulshada Puntland uga farxiyey Fasaxa Qaadka kaas oo imaanayey dalka Itoobiya.
Leave a Reply