Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa magacaabay guddiga isu keenista Madaxda Dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada.
Magacaabista Gudigaan ayaa imaanaysa Qilaaf ka jira Aqalka sare iyo Madaxda Maamul Goboleedyada iyo dowlada Federaalka oo aan isku raacin Shirkaas.
Leave a Reply