Eng Axmed Ismaaciil horayna u ahaa Xildhibaan ayaa waxuu Warqad Qoraala u qoray Madaxda Soomaliyeed oo uu kaga hadlayo arimo badan oo ay mid yihiin Doorashooyinka Dalka, Cudarka Covid-19, Dastuurka, Dacwada Bada ee marba gadaal u jiitamaysa, Masiibooyinka Dabiiciga sida abaaraha iyo Fatahaada wabiyada, Dagaalada ay wadaan shabab oo u baahan in lasoo afjaro iyo kala aragti duwananshaha Maqaamka Muqdisho.
warbixintaas oo dhamaystiran hoos ka aqriso Fadlan:-
Leave a Reply