Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa maanta bilowday dhageysiga dacwad lagu soo oogay xubno ka tirsan Wasaaradda Caafimaadka oo lagu soo edeeyay musuq-maasuq hantiyeed.
Xubnahaan lagu soo eedeeyay musuq-maasuqa ayaa kor u dhafaaya 10 sargaal oo katirsan wasaaradda caafimaadka ee xukuumadda federaalka Soomaaliya, Waxayna iskugu jiraan agaasime guud iyo agaasime waaxeedyo.
Gudoomiyaha Maxkamadda Gobolka Banaadir Garyaqaan Cabdi Khadar Maxamed ayaa sheegay inay shaqaalahaan inay helayaan Cadaalad.
Leave a Reply