Madaxweynaha DGGM mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa safar gaaban kusoo gaaray deegaanka Bandarqaali ee Gobolka Mudug.
Madaxweynaha Iyo weftigiisa ayaa bogaadiyay qabanqaabada iyo soo dhaweynta loogu sameeyay Bandarqaali.
Madaxweynaha Galmudug ayaa si gaar ah ugu mahadceliyay Gudoomiyaha Bandarqaali Sh. Muxuyidiin Axmed oo ah aasaasihii deegaanka mashaariic badanna ka fuliyay.
Ugu danbeyntii, Madaxweyne Axmed Cabdi Kaariye ayaa shahaado sharaf guddoonsiiyay Sh. Muxuyidiin Axmed kuna dhiirogeliyay inuu sii laba jibaaro shaqada wacan ee uu deegaanka ka qabtay.
Qoor qoor waa mucaarad