Bulshada Jubbaland ee uu dhibaateeyey Hogaamiyaha is doortay Axmed Madoobe ayaa waxaa looga baaqay Bananbax wayn oo looga soo horjeedo Madaxwaynaha Soomaliya Maxamed Cabdulaahi farmaajo oo Maanta Sheegay inuu Axmed madoobe u aqoonsan yahay Madaxwaynaha ku meel Gaarka ah ee Jubbaland.
Musharaxa Madaxwaynaha Jubbaland Cabdi Maxamed warsame “Deeq Faandhe” ayaa Cambaarayn usoo jeediyey Madaxwaynaha Soomaliya, waxuuna Buslahada Jubbaland ugu baaqay inay sameeyaan Bananbax wayn oo looga soo horjeedo Axmed Madoobe iyo farmaajo.
Leave a Reply