Hogaamiye Deni oo ka horyimid Shirka Jabuuti

deni

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta si rasmi ah u furay Kalfadhiga 46-aad ee Baarlamaanka Dowladda Puntland.

Furitaanka Kalfadhiga waxaa sidoo kale Madaxweynaha kala qeybgalay Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash.

Deni aya si cad u sheegay in talo ama kulan lala yeesho Somaliland oo aysan qayb ka ahayn Dowlad Goboleedka Puntland aqoonsan doonin.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.