Daawo:Madaxda Dowlada oo loogu Baaqay inay fuliyaan Balanqaadii ay usameeyeen Ardayda Soomaliyeed

farmaajo

Kulan ka dhacay Jaamacada Ummada Faraceeda Galmudug ee Degmada Caabudwaaq oo ay ka qayb Galeen Ugaas Maxamed Ugaas Kayse, Wasiiro iyo Xildhibaano ka tirsan Galmudug, Waxgarad iyo Aqoonyahano ayaa waxaa laga Codsaday Dowlada Soomaliya inay Fuliso Baladkii ay Sanad ka hor u sameeyeen Jaamacada Ummada faraceeda Galmudug.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.