Guddiga diyaarinta xeerarka dhameystirka Sharciga Doorashoyinka Qaranka ayaa Maanta Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya u qeybiyay xeerarka ee dhameystirka doorashooyinka oo ay soo diyaariyeen.
Qodobada loo gudbiyey ayaa kala ah Xaqiijinta Mataalada Gobolka Banaadir, Xeerka Asteynta iyo Daadajinta Kuraasta Baarlamaanka Federaalka, Qoondada Haweenka iyo Habka Nidaamka Doorashada xubnaha Gobolada Waqooyi.
Leave a Reply