Daawo:Aabe gabartiisi oo 14 jir ah lagu Kufsaday Hargaysa

kufsi

Aaabe Xariir Raage ayaa sheegay xarunta Agoomaha Hargaysa oo maamusho Maamulka Soomaliland gabartiisi 00 14 jir ah lagu kufsaday kadibna laga qariyey inay uur leedahay.

Xariir raage ayaa sheegay Markii uu ka warhelay gabartiisii in la kufsaday uu isku dayey inuu wato gartiisii balse loo diiday.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.