Wasiirka amniga Galmudug Axmed Mocalim Fiqi ayaa hobyo ka sheegay inuu shabab ka xoraynayo Galmudug.
Wasiir Fiqi ayaa dhanka kale sheegay asaga iyo Madaxwaynaha Galmudug inay kusoo wajahan yihiin Galgaduud waxaana Xeryo ciidan ka furi doonaa Degmada Balanbale ama Bangeele hadba tii Macquul noqota.
Leave a Reply