Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Salaad (Oomaar) oo ka hadlaayey Waqtiga la furayo duulimaadka Diyaradaha Dibada iyo gudaha ayaa sheegay inaan weli waqti loo cayimin xilliga dib loo bilaabi doono duulimaadyadii gudaha iyo dibedda.
Wasiirka oo u warramay Idaacada VOA ayaa ugu horreyn ka hadlaya baaritaan lagu sameeyey diyaaraddii African Express ee bishi May 4-teedii lagu soo riday magaalada Bardaale.
Leave a Reply