Maamulka Deni xabsiga Dhigay Wiil Dhalinyaro ah Baraha bulshada Dowlada ka taageeray

deni

Maamulka Deni ayaa Magaalada Boosaaso ee ku xiray Sacad Cabduqadir Awmagan oo kamid ahaa dhalinyarada baraha bulshada wax kuqora kuna taagera dawladda Soomaaliya.

Sacad Cabduqadir Awmagan ayaa Xabsi ku yaala Boosaaso ku xiran in kabadan 12 Saac.

Laamaha Amniga Boosaaso ayaanan ka hadlin Sababta loo xiran Wiilkaan Dhalinyarada ah, Maamulka Deni ayaa marar badan Xabsiga u taxaabay Waxgarad, dhalinyaro iyo Haween ka aragti Duwan madaxwaynaha Puntland Siciid cabdulaahi Deni.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.