Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Dawladda Puntland C/Laahi Cali Xirsi Timacade oo ka hadlay hadalo Canjaraafayn ahaa oo kasoo yeeray maamulka Soomaliland.
Wasiirka Warfaafinta ee maamulka Somaliland Saleeban Yuusuf Cali Koore ayaa Maanta mar uu warbaahinta kula hadlaayey hargaysa waxuu Aflaado iyo Hanjaabad u gaystay Ciidamada iyo Madaxwaynaha Puntland.
Leave a Reply