Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Cadi Kaariye oo uu waheliye Wakiilka Arimaha Gargaarka Caalamiga ee Galmudug Jamaal Guutaale iyo masuuliyiin kale ayaa Xariga ka jaray Isbitaalka Guud iyo Saldhigga Degmada Baxdo oo ay Iskutashi ku dhisteen Bulshada.
Leave a Reply