Daawo:Senataro Kasoo Horjeestay Warqadii Kasoo Baxday Guddoomiye Cabdi Xaashi

aqalka sare

Kulan maanta ay ku yeesheen Magaalada Muqdisho Senatorada Aqalka sare ee Soomaaliya ayay kaga soo horjeesteen warqadda kasoo baxday Guddoomiye Aqalka Sarre Cabdi Xaashi ee waxba kama jiraan loogu sheegay xeerarka 4-ta ah oo laba kamid ah ay meel mariyeen Golaha shacabka ee baarlamaanka soomaaliya midna uu socdo dooddiisa.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.