Ugaas Maxamed Ugaas Axmed Ugaas Faarax iyo wafti uu Hogaaminaayo ayaa si diiran loogu soo dhaweeyey Degmadda Wardheer ee Gobolka Doollo ee Dawlad Deegaanka Soomaalida
Gudoomiyaha Degmada Wardheer mudane Cabdiqani Cabdille Cumar oo ay wahelyaan masuuliyiin iyo waxgarad ayaa banaanka magaalada ku soo dhaweyay ugaaska iyo wafdigiisa.
Ugaas Maxamed Ugaas Axmed Ugaas Faarax ayaa uyimid degmadda Wardheer Nabadeynta Iyo Dhameystirka heshiiskii Koonfurta Gobolka Doollo.
Ugaaska ayaa intuu ku suganyahay degmadda Wardheer kulamo la qaadan doonaa Maamulka Gobolka doollo iyo Oyaasha dhaqanka deegaanka.
Leave a Reply