Daawo:Beel ka Hortimid go’aankii Barlamaanka Soomaliya ee qoondada Haweenka

barlamaan

Waxaa isi soo taraya Diidmada Beelaha Soomaliyeed ay ku diideen go’aanka Barlamaanka Soomaliyeed ahaa kuraasta Gabdhaha hada ku fadhiyaan inaan ragu ku tartami karin.

Beelwaynta Cali Maxamed ee dagta Jubbaland iyo Galmudug ayaa kulan ay Maanta yeesheen waxay Diideen go’aanka Barlaamanka Soomaliya waxayna sheegeen in kurisga Beesha Cali Maxamed “Cali dheere si cadaalada loogu tartamayo Rag iyo Dumarba.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.