Daawo:Deni oo loogu baaqay inuu wax ka qabto Biyo la’aanta ka jirta Puntland

deni

Deegaanada Puntland ayaa waxaa jira dhibaatooyin iskugu jira Biyo la’aan, wadooyinkii halbowlaha u ahaa Puntland oo Burburay iyo Amni daro ay Shabaab iyo daacish ku hayaan Puntland ayakoo dil ugu gaystay Magaalooyinka Boosaaso, Garoowe iyo Gaalkacyo masuuliyiinta katirsan Puntland.

Bulshada ku dhaqan Deegaanka Wareegsame oo ka tirsan Gobolka Garadafuu ee Puntland ayaa axay soo wajahday Biyo la’aan waxayna maamulka Puntland iyo shacabka soomaliyeed ka codsadeen in loo qado ceel biyood.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.