Fadhiga 9-aad ee Kalfadhiga 46-aad Golaha Wakiillada Dawladda Puntland, uu shir-guddoomiyey Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL Mudane Cabdirashiid Yuusuf Jibriil oo ay wehliyaan, Guddoomiye ku xigeenka 1aad AVV: Cabdicasiis Cabdullahi Cusmaan & ku xigeenka 2-aad Mudane, Ismaaciil Maxamed Warsame.
Fadhiga maanta waxaa goob-joog ahaa 42 Xildhibaan waxaana aad looga dooday qodabka sharci jabinta Dastuurka Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya ee matalaada Gobolka Banaadir & Doorashooyinka dalka
Leave a Reply