Guddida joogta ah ee golaha Wakiillada Somaliland ayaa sheegay in golaha Wakiillada Somaliland ay Kalsoonidii iyo wadashaqayntii kala noqdeen guddoomiyaha xisbiga UCID.
Guddida ayaa ku baaqay in Xeer Ilaaliyaha guud ee Somaliland ku soo oogo denbiyo uu ku eedaysan yahay Eng Faysal Cali Waraabe, oo ay ka mid yihiin in uu Abuuray kicin dadweyne iyo iska horkeenka Bulshada Somaliland.
Leave a Reply