Madaxweynaha Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye oo ay waheluaan Madaxwayne kuxigeenka Cali Ciid, wasiirka Arimaha Gudaha Cabdiwaayeel, wasiirka Amniga Fiqi ayaa si ballaaran loogu soo dhaweeyay Magaalada Bangeelle ee dhaca duleedka Magaalada Cabudwaaq ee gobolka Galgaduud.
Leave a Reply