
Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye iyo ku Xigeenkiisa Cali Dahir Ciid ayaa kulan la-yeeshay golaha guurtida Degmada Cabudwaaq ee gobolka Galgaduud.
Shirkaan waxa goob joog ka ahaa Wasiirka Arrimaha Gudaha, Dib-U-Heshiinta iyo Fedaraalka cabdi wayeel waxana diirada lagu saaray dardargelinta daddaalada nabadeynta iyo dowlad dhisida.
kualnkaan ayaa waxaa looga hadlyaa Qilaafka u dhexeeya Madaxda Galmudug iyo bulshada Caabudwaaq kaas oo mudo soo jiray.
wararkeena dambe kala socda warar dheeraad ah.


Leave a Reply