Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: June 2020

bakaal

Daawo:Odayaasha Gedo oo ku baaqay in labadalo maamulka Gedo

29th June 2020 admin 0

Odayaasha beel kamid ah beelaha dago gobalka Gedo ayaa dowlada federaalka Soomaaliya uga digay Maamul xumo iyo Musuq maasuq kajira Gobolka Gedo gaar ahaan Baladxaawo. […]

Qoorqoor

Daawo:Madaxwayne Galmudug oo si diiran loogu soo dhaweeyey Caabudwaaq

29th June 2020 admin 0

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi kaariye qoor qoor iyo wafti balaaran oo uu hogaaminaayo ayaa maanta si diiran luugu soo dhaweeyey dagmada Caabudwaaq ee gobalka galgaduud. […]

Daawo:Magaalada Kismaayo oo biyo ka buuxsameen

29th June 2020 admin 0

Magaalada Kismaayo ee xarunta ku meel gaarka ah ee Jubbaland ayaa waxaa wadooyinkii magaalada iyo isu socodka bulshada hakiyey Biyo badan oo fariistay Magaalada Bartankeeda.

hirshabeele

Daawo:Xildhibaanada Hirshabeelle oo si kulul ugu Jawaabey Puntland

29th June 2020 admin 0

Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Hirshabeelle oo warbaahinta la hadlay ayaa Jawaab kulul ka bixiyay hadalo kasoo yeeray Xildhibaanada Puntland kuwaas oo kasoo horjeestayansixinta 13-ka xubnood […]

Muuday

Daawo:Guddoomiye Muuday ayaa ku bogaadiyay shacabka gobolka Banaadir marti galinta dowladnimada Soomaaliya

29th June 2020 admin 0

Guddoomiye ku xigeenka 1aad baarlamaanka Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiwali Ibraahim Sheekh Muudey iyo qaar kamid ah xildhibaanada baarlamaanka Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliy ayaa Caawa ka […]

deni

Akhriso:Baarlamaanka Puntland oo Go’aan Kasoo Saaray Matalaada Gobolka banaadir

29th June 2020 admin 0

Golaha Wakiillada Dawladda Puntland, uu shir-guddoomiyey Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Puntland Mudane Cabdirashiid Yuusuf Jibriil oo ay wehliyaan, Guddoomiye ku xigeenka 1aad Cabdicasiis Cabdullahi Cusmaan & […]

qoorqoor

Madaxwaynaha Galmudug oo kusoo wajahan Caabudwaaq

29th June 2020 admin 0

Madaxweynaha Maamulka Galmudug iyo wafti balaaran oo uu hogaaminaayo ayaa Maanta filayaa inuu soo gaaro Degmada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud. Madaxwayne Qoorqoor ayaa Shalay soo […]

barlaman

Daawo:Beel ka hortimid kursigoodii barlamaanka oo Beledwayne laga wareejiyey

28th June 2020 admin 0

Mid ka mid ah beelaha soomaliyeed ayaa kulan ey ku qabteen Magaalada Nairobi waxa ey canbaareeyeen xildhibaan ka soo jeeda beesha oo deegaan doorashadiisii oo […]

mahad

Daawo:Qaabkii Madaxwaynaha Galmudug loogu soo dhaweeyey Degmada Dhabad

28th June 2020 admin 0

Madaxweynaha Dowladda goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa gaaray Degmada Dhabbad ee waqooyiga gobolka Galgaduud halkaas oo ay si diirran ugu soo dhaweyeen Madaxweynaha ku […]

puntland

Daawo:Barlamaanka Puntland oo ka Dooday inay ka go’aan Soomaliya

28th June 2020 admin 0

 Fadhiga 9-aad ee Kalfadhiga 46-aad Golaha Wakiillada Dawladda Puntland, uu shir-guddoomiyey Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL Mudane Cabdirashiid Yuusuf Jibriil oo ay wehliyaan, Guddoomiye ku xigeenka […]

qoorqoor

Sawiro:Madaxwaynaha Galmudug oo gaaray Degmada Dhabad

28th June 2020 admin 0

Madaxweynaha Dowladda goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa gaaray Degmada Dhabbad ee waqooyiga gobolka Galgaduud halkaas oo ay si diirran ugu soo dhaweyeen Madaxweynaha ku […]

cumar

Daawo:Gudoomiye Cumar Filish oo soo dhaweeyey Matalaada Gobolka Banaadir

28th June 2020 admin 0

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar-Finish) ayaa Khubaduu ka jeediyay taaladda Daljirka Daah-soon ee Degmada Boondheere ee uu ka socday […]

hooyocw

Daawo:Hooyo iyo caruurteedii oo qarash la’aan gurigee daganaayeen laga saaray

28th June 2020 admin 0

Waa hooyo iyo Caruurteeda oo qarash la’aan darteed looga saaray Aqalkii ay ku jireen, haatan caruurta ayay la joogtaa meel banaan ah . Kala xiriir […]

Daawo:Xasan Shiiq oo ka hadlay Maqaamka Muqdisho iyo Xaliimo Yaray

28th June 2020 admin 0

Madaxweynihii Hore ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa Soo Dhoweeyay Matalaada Gobolka Banaadir ee Aqalka Sare ,Sidoo Kalena Waxa uu Kudhaliilay Gudiga Doorashooyinka Qaranka in […]

cumardheere

Daawo:Faragalinta Kenya iyo Itoobiya Soomaliya ku hayso

28th June 2020 admin 0

Aqoon yahan Cumar Xasan Maxamed “Cumar Dheere” ayaa waxuu Ayaanle Xuseen Cabdi uga waramay Faragalinta dalalka dariska ah ay ku hayaan Soomaaliya iyo Siday ay […]

Posts pagination

« 1 2 3 … 18 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes