
QoorQoor oo Magacaabay Xubnaha ku matalaya Arimaha Doorashooyinka Soomaliya
Madaxweynaha Maamulka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye,Markuu arkay; qodobka 50aad, Faqradiisa 4aad, ee Dastuurka Dowladda Galmudug, markuu tixgeliyey; qodobka 5aad ee war-murtiyeedkii kasoo baxay Shirkii […]