Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Bay ayaa waxa ka dhacay qarax sababay khasaare dhimasho iyo dhaawac.
Inta la ogyahay 5 qof ayaa geeriyootay 7 kalena waa dhaawacantay qaraxaasi oo ka dhacay xero kamida xeryaha Barakacayaasha.

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes
Leave a Reply