Madaxweynaha DGG Mudane “Axmed Cabdi Kaariye QoorQoor iyo Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Mudane Cali Daahir Ciid, Wasiiro iyo Xildhibaano ka tirsan Galmudug ayaa lagu soo dhaweeyay Magaalada Barwaaqo oo kamid ah magaalooyinka hoos yimaada Degmada Balanballe ee Gobolka Galgaduud.
Leave a Reply