Dawladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa Hawada ka celisay Diyaarad sida Qaadka Miirooga Kenya oo maanta doonaysay in ay ka degto garoonka Diyaaradaha Hargeysa.
Diyaaradda oo u raran Ganacsato reer Somaliland ah ayaa dib ugu laabatay gudaha Kenya waxana ay fadhiisatay Garoonka Wajeer, sida la xaqiijiyey.
illaa hadda lama oga sababta diyaaradda dib loogu celiyey.
Miiroga Kenya ee maanta laga celiyay Hargeysa ayaa ku soo beegmaya xilli uu yaraaday Qaadkii ka iman jiray dhinaca Ethiopia sababo la xidhiidha Qalalaasaha ka socda gudaha Ethiopia.
Xigasho Hctv
Leave a Reply