
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Mohamed Laftagareen ayaa Xilkaqaadis ku sameyey Wasiirkii Wasaaradda Warfaafinta iyo wacyigelinta Bulshada Mudane Ugaas Xasan Cabdi Maxamed, isaga oo xilkaasi u Magacaabay Mudane Ilyaas Saciid Cali (Qalinle).
Sidokale madaxweynaha ayaa Suleeymaan Shuceeyb Cali umagacaabay wasiirka wasaaradda Macdanta iyo Batroolka ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Leave a Reply