Qarax loo adeegsaday Gaari ayaa ka dhacay Dekeda Magaaalada Muqdisho gaar ahaan Xarunta Laanta ilaalada Canshuraha
Ciidamada Amniga Dowladda Soomaaliya ayaa goobta qarax ka dhacay inkasta oo aan la shaacin khasaaraha ka dhashay Qaraxaas.
Caasumada Soomaaliya ayaa ka xasilooneed Qaraxyada loo adeegsado Gawaarida iyo kuwa kale Mudooyinkii Dambe.
Leave a Reply